Fikradaha Xaliye
Fikradaha Xaliye
Jul 31, 2021
ayeeydeey baan la hadlayey !! EP #6
Play • 26 min

Soo dhawaada.

Todobaadkan waxaan xalqadan ku falanqeeyey: 

  1. sheekada Nin Dhalin yaro ah oo saxibtii qiyaantay.
  2. shukaansiga iyo qarashaadka ku baxa ka hor.
  3. saamaynta marka aad hal naag shukaansato ay kuleedahay.
  4. xalka iyo sida aad uga badbaadi karto in lagu isticmaalo inta lagu jiro xiliga shukaansiga.



Codka aad maqli doontaa waa wiilka ay sheekadu ku dhacday oo fariin u diraya gabadha ku ciyaartay.


Host: Abdisamad Xaliye.
Producer: Xaliye Ali.
Studio / Executive Producer: ELXA MEDIA.
Recording and Editing: Xaliye Ali.




Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Studio executive, Podcast Host, this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on daily basis.
our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe.




--- Send in a voice message: https://anchor.fm/fikradaha-xaliye/message
More episodes
Search
Clear search
Close search
Google apps
Main menu