Soo dhawaada asxaabta.
Todobaadkan waxaan xalqadan uga hadlayaa xiriirada masaafada ah (Long distance relationships) iyo sida ay raga u saameeyaan marka ay imaato run ahaanshaha naagaha kula hadlaya ama aad internetka iska barateen ,khasaaraha ay leeyihiin, sheekooyin kala duwan oo la xiriira ayaan ku soo bandhigayaa qaarkood ''aniga igu dhaceen '',sidoo kale waxaan xalqadan uga hadlayaa guurka masaafada ah oo ah arrin aad ugu badan bulshadeena iyo sheekooyinka ku hareeraysan naagaha la qabo ee hadana qaraabata ama la seexda rag kale iyagoo la qabo. waxaad ku maqli doontaan sheekooyin arrimahaas la xiriira oo aan bulshadeenu badanaa ka hadlin laakiin aad halkan ku maqli doontaan.
Facebook page: https://web.facebook.com/FikradahaXaliyePodcast
Youtube: https://www.youtube.com/channel/UC4cIx8mFsWiAQGrDlcEiAVg